Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare (Magacyada)

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah: ▪ Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan. ▪ Garyaqaan Abuukar Axmed Cali (Qasaali). ▪ … Continue reading Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare (Magacyada)